berberatoday.com
Tahriibayaal Ku Dhintay Badda Turkiga
January 31, 2016 - Written by Berbera Today

Ankara(Berberatoday.com)-Wararka ka imaanaya dalka Turkiga waxa ay sheegayaan in ugu yaraan 33 qof oo tiro caruur ah ay ka mid yihiin ay ku dhinteen badda Aegean.

Dadkaasi oo ahaa tahriibayaal waxa ay doonayeen inay gaaraan dalka Giriigga.

cc

Ilaalada xeebaha waxa ay sheegayaan in markii doontii dadkaasi saarnaayeen ay qarqameysay inay ku dhowaayeen jasiiradda Lesbos.

Jasiiradaasi dhowaanahan waxaa gaaray tobannaan kun oo qof oo qaxooti ah, kuwaas oo ku wajahan waqooyiga qaaradda Yurub.

Qiyaastii 75 qof ayaa la sheegayaa in laga badbaadiyay badda, meel ku goobta dalxiiska loo tago ee Ayvacik ee dalka Turkiga.

Qof ka badbaaday dhacdadaasi ayaa weriyayaasha u sheegay in weli 20 qof la la’yahay.

 

Source BBC

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews