berberatoday.com
Jamhuhiyad Somaliland Noqotay meel ay U soo Tamashle Tagaan Khaayimiintii Dalkoodii iyo Ummadoodba Baabi,yay oo uu ka mid yahay Ninka loogu yeedho Mohamed ali Americo Maanta Hargeysa ku sugan !
February 19, 2016 - Written by Berbera Today

Jamhuhiyad Somaliland Noqotay meel ay U soo Tamashle Tagaan Khaayimiintii  Dalkoodii iyo Ummadoodba Baabi,yay  oo uu ka mid yahay Ninka loogu yeedho  Mohamed  ali Americo Maanta Hargeysa ku sugan !ali Ameeriko3

Qalinkii Abokor  Mohamud:

Waxaa ilaha xidhiidha bulsahada ku waabariisateen mid ka mid ah khaayimiinta  Dalkood iyo Umadoodiba  u horseeday Dagaalad iyo Coladaha aan  dhamaadka lahayn oo lagu magaacbo Mohamed Ali Americo waa sida loogu Yeedhe isagaun  Isu yaqaane oo Caasimada Dalkeen Jamhuuriyada Somaliland Dhex tamash laynaayo aaydoo aan la ogayn  goortu soo galay Xaga  Xukumada Iyo laanta Socdaalka dalkub aanay ka war ahayn Ninka lagu Magaacbo magac aan kor ku soo xusay Inuu  Jamhuuriyada Somaliland  gudaheeda  ku sugan yahay  gaar ahan Caasimada  Hargeysa balse ilaha xidhiidhka bulshadu saaka galinkii hore ahayd waxaa  ugu hadal haynta badan  iyadoo muqaali sawiro ah oo uu   iska qaaday ninkaasi  bulshadu  isugu gudbinayeen ilaha xidhiidhka bulshada isaguna uu qoraalo  iyo  Aragtidiisa ku soo  gudbiyay  isago Haldhig ka dhigatay  “aad a ayaa Bulshada Hargeysa iyo Berbera Joogtaa igu farxeen “.

Inkasto hadalkiisa iyo qoraalkiis aanan anigu shiikhsi ahaan  umalaynin sidaa uu sheegaayo Khaayinka ka mid ah Kuwii Ummadood iyo Dalkood Duleeyay ee Horseeday foqonimad iyo Gaajada Coladaad aan dhamaad ka lahayn ee Daba dheeraaday  joogta  ah  ee aan Allle Subxaan waa tacaaal ka dhigin Ummada iyo Degaankeeda  Mid foqare aaadmiag Kuwo Ka Tafsiirmay badeen waxaa 25  sandood ka oognaa  ee dil iyo dhac iyo boob iyo  Qaxinba lahaa

 Waxaan xaqiiq sanahay Hadiiba Kuwan kuwii ugu tuugsana ay maanta Jamhuuriyad Somaliland Ku soo galeen Bilaa Istiqaalad iyo  ogalaasho la,aan in xitaa Kuwaa Madaxda sare na ay joogaan  Caasimada jamahuuriyada  una Hoydaan HJargeysaa  ayna haboon tahay intaa Jamhuuriyad somaliland jirintaankeed wadaneed iyo ummadeed Ee Dalka Ku sugani Ka baadi goobaan dhamaan hudheelad Waa weyn ee Caasimad ku yaal .ameeriko1

Waxaa Iyan dul Hogaanay Xukumada iyo Haya,daha Ku Shuqleh Aamaanka iyo dhaqaaqa inay sahaqo Gudasha laa,aani soo wajahday .

——————————————————————————————————————————————————-

Waxana cadaynteedi ay tahay tan maanta  uu ku yimi masuul aamisan Somalia federaal government oo oo si howl yaraan ah ku soo galay walina ku sugan yahay ayadaan cid og iyo cid Ogaaashiyo uu ka ahaysta aaney jirin uun ka mid yahay dadka ka soo  horjeeda jiritaank jamhuuriyad Somaliland iyo Ummadeed  Haya.daha qaramada midoobay ee xaruntoodu atahu Kenya la sahqeeyaa laguna tuhunsay inuu ka mid yahay kuwaa Joogta  ugu falanqeeya wax kasta  Jamhuuriyad Somalilanad ka jira kan soo cusboonaad .

Ma jirto wax  xidhiidh Siyaasadeed oo maanta ka dhaxeeya  jamhuuriyad Somaliland Iyo Somalia  in Siyaasaiyiinta  isaga kala gooshaan  booqashooyin ku tagaan   gaar ahaan kuwa Jamhuuriyad Somaliland mid xildhibaan ah iyo mid siyaasi kale oo ka mid ah xusbiyad ama ka dhaxmuuqda saaxad siyaasad  ay ku tagi karaan somalila  iyo nawaaxigeed

Sidoo kale ayaduan ma jirto in ruux Somalia Siyaasai ka ahi Jamhuuriyad Somaliland Iska yimaado Mid Booqasho iyo xitaa haduu Qaraabo ku Leeyahayba ay joogan ama Ka soo jeeda ama ha Deganaadaane  jamhuuriyad Somaliland.

Waxa kale  oo Sharaciga iyo Dastuurka Wadankeenu ku yaal qof kasta oo aan Qaramnimad iyo jiritaanka Jamhuriyada Somaliland Iyo Ummadeed  ku kaca ficli ka soo horjeeda hadii xitaa U dhashay jamhuuriayad ila Uu cadeeyo Mow qifkiisa Inaanu  food soo galin Karin Xag dhul iyo xaga cirba  Jamhuuriyad Somaliland Ciideed hadab ta maant Dhacaday Xukumad iyo haya,daha ku Shaqalihib gabeen waxay tahay iany Caasimad wadanka lagu dhex arko iyagoo Ka Dukaansanay Dagaal Oogayaashii Xamar iyo  Kuwii ka soo Horjeeday Qaranimada dalkeena iyo Ummadeenab oo aaan jecelayn In habeen ay jamhuuriyad Somaliland  Xag nabdeed iyo xag jiri Taan ba ay Cago Ku taagnaato.ameeriko2

Ugu danbayntii waxaan ku tilmaami kar in Xukumada  dalka Hogaaminaysaa ku guul daraysatay Amanigii gudaha Dalka iyo wax  ka qabashada  cadowga Ka soo geleyay Dalka  debada waxaanin ma ah wax maanta oo kaliya dhacay ilaa maalintii ay Hogaank Dalka qabatay waxay ahayd  mid jiray maalinba maalint ka sii danabaysan wax aan Ummadu iyo Dalkab dhibaato u keenaya ay U gogol xaadhaysay .

abokor Mohamud

Bolton Uk

aBokorm@hotmail.co.uk

 Waa Bilaahi Towfiiq

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews