berberatoday.com
Natiijada Doorashadii Uganda Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Cida Hogaaminaysa Codadka La Dhiibtay
February 20, 2016 - Written by Berbera Today

Uganda(Berberatoday.com)-Gudiga doorashada ee Uganda ayaa sheegay inay ku dhawaaqayaan Sabtida natiijada ugu dambaysa ee doorashooyinka madaxweynimada iyo kuwa baarlamaaniga.

photo_verybig_4626

Cod bixintii dhacday Khamiistii ayaa ahayd mid muran uu hareeyey, ayadaoo banaan baxyo rabshado wata ay ka dheceen qaybo ka mid ah caasimadda ka dib xarigii hogaamiyaha mucaaradka Kizza Besigye. Habeennimadii Jimcaha ayaa la sii daayey.

Qaar ka mid ah musharraxiinta mucaaradka ayaa sheegaya in doorashadu aysan ahayn mid xor ah. Laakin xukuumadda ayaa ku adkaysanaysa in taasi aysan run ahayn. Madaxweyne Yoweri Museveni waxaa la loollamaya 7 musharrax, wuxuuna rajaynayaa inuu sii kororsado soddonkii sano ee uu xukunka hayey.

Uganda

Natiijooyin hordhac ah oo ka soo baxaya guddiga doorashada ayaa muujinaya in madaxweyne Museveni uu haysto in wax yar ka badan 60% codadkii la dhiibtay.

Ninka ugu weyn mucaardka ka hor jeeda, Kizza Besigye, ayaa ku xiga oo haysta 30% natiijadii ilaa hadda lagu dhawaaqay.

Arrinta uu muranku ka taagan yahay ayaa ah in agabkii codbixinta meelaha qaar lagala daahay, taasoo la micne ah in dadka qaar aysan u suurtoobin inay codeeyaan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews