berberatoday.com
Wargayska Foore oo Ku Caan Baxay Faafinta Wararka Beenta ah..! Subxaanaka Yaa Cadiim.
February 21, 2016 - Written by Berbera Today

“Afkaagana Godob Ka Dhowr, Marbaa Jirta Qumuc La Riday, Galaaftay Ninkii Ridee, Nin Iinlaw Daa Gujada”. AHN… Abwaan Gaariye

Sideedaba warbaahintu waxay wakiil ka tahay soo gudbinta wararka xaqiiqda ah ee waqtigaas jira, waxa ka reeban anshaxa saxaafada in cid laga been abuuro ama war been ah run laga dhigo. Waliba warkaas beenta ah ku raadinaya Suuq (Market) iyo in laga iibsado, waa dhaqan ka baxsan anshaxa saxaafada, waxaanay tilmaamaysaa aqoonta iyo khibrad la,aanta haysata Wargeyska Foore iyo Tifatirahiisa una muuqda mid saaxada saxaafada kasii baxaya marka uu maalin walba lasoo taagnaado warar been ah oo loosoo dhiibay.

Hadaba waxaan halkan ka cadaynayaa Beenta qaawan ee Wargeyska Foore Cadadkiisii Maanta ku qoray in Musharaxa Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ka tanaasulay musharaxnimadiisa warkaas oo aan sal iyo raad toona lahayn, foore waa dhaqan lagu yaqaano faafinta wararka beenta ah. Baryahii hore waxaan ogaa iyadoo cidi ka dhex hadasho, tolow maanta yaa ka dhex hadlay, ilayn wuxuu noqday sidii Prepiadka ama fadlan ku shubo ah oo maalinba kii la hadla u shaqeeya. Foore, umada caqligeeda ayuu caayayaa markuu maalin walba war been ah ka iibinayo bulshada. Waxa muuqata khibarFoore waxaan le. Xisbig ucid wuu soo dhownayaa Isbahaysiga kulmiye iyo cid kasta oo kusoo biiraya.

Waxaan kusoo koobayaa ereyadii Maansadii Gurmad “Afkaagana Godob Ka Dhowr, Marbaa Jirta Qumuc La Riday, Galaaftay Ninkii Ridee, Nin Iinlaw Daa Gujada”. AHN… Abwaan Gaariye.

Beenta Foore La Baray.

Ilaahaw Khayrka Na Waafaji

Mohamed Gacayte
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews