berberatoday.com
Xukuumadda Somaliland Oo Mabnuucday In Suldaan Ama Caaqil Dambe la Caleemo Saaro
February 23, 2016 - Written by Berbera Today

Wasiirka Arrimaha gudaha oo sheegay inay xidheen Dad doonayey inay Madax-dhaqameednimo isku Caleemo-saaraan

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa soo saartay amar ay ku joojinayso in Cuqaal ama Salaadiin cusub la Caleemo Saaro.

Sidaana waxa sheegay Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde oo Shalay hor tagey Guddida joogtada ah ee Golaha Guurtida, kuwaasi oo uu uga xog-waramay Xaaladda guud ee Dalka, sida Ammaanka, Diwaangelinta iyo Arrimo kale oo ku saabsan Abaaraha.

kkkWasiir Cali Waran-cadde, waxa uu sheegay inuu Digreeto ka soo saaray inaan la caleemo saarin Madax-dhaqameed cusub, “Digreeto Wasiir baan ka soo saaray inaan Suldaan iyo Caaqil dambe oo la caleemo Saarayaa aanu jiri doonin, haddaanu ahayn mid Abtirsanaya oo Aabihii ama Awowgii uga dhintay inaan la ogolaanin.” Ayuu yidhi, waxaanu intaa ku daray, “Waad maqasheen inaanu dhowr Nin oo doonayey inay isku daadiyaan (Is-caleemo Saaraan) inaanu xidhnay, qaar imika Dadka soo ururiya oo yidhaahda hala I caleemo saaro way jiraan, laakiin waanu diidnay.”

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews