Daawo Muuqalka”Fanaaniin Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Wasiirka Degaanka Oo Ka Hadashay Sababta Xadhigooda
February 24, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiiradda Degaanka ayaa ka hadashay markii ugu horeysay fanaaniin la sheegay inay xabsiga u taxaabtay wasaaradeedu.
Halkan Hoose ka Daawo Muuqalka
https://www.youtube.com/watch?v=1Ds6XrPnu78
Berberatoday.com