berberatoday.com
Wasiir Cali Waran Cade Oo Lagu Edeeyay Inuu Dekeda Berbera Kuxanibay Gaadiid UN-Tu Leedahay”Cali Waran Cade Waxa Uu Igu Yidhi Afarta Baabuur Ee UN-ta Mid Kamida Aniga Isii Hadii Kale Dekeda Ka Biximaayan”Axmed Cali Ubaxle”Daawo Muuqalka”
February 25, 2016 - Written by Berbera Today

un1 Berbera(Berberatoday.com)-Axmed Cali Ubaxle oo kamid ah Ganacsatada Reer Somaliland horena u ahaan jiray Wasiirkii Warshadaha ee Xukumadii Udub ee Dahir Rayaale hogaamin jiray ayaa eedeyn usoo jeediyay Wasiirka wasaarada arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed warancade oo uu sheegay inuu Dekeda Berbera kaga Xanibay Gaadiid Landcrussers ah oo ay leeyihiin Haayadaha Qaramada Midoobay Unated Nationska oo Axmed Cali Ubaxle Wakiil ka yahay dekedana uu ka soosaari rabay, waxaanu sheegay Axmed Cali Ubaxle inuu wasiir Waran cade ka dalbaday inuu gaadiidkaas mid kamida isaga siiyo hadii kale aanay dekeda ka baxayn.un3

Gaadiidkan oo  afar Baabuur ah ayaa ah nooca aanay xabadu karin ee loo yaqaan Bild Proof waxaanay laba kamid ahi usocdeen Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Putland halka labada kalena ay lahaayeen Xafiisyada hargeysa ee Qaramad Midoobay sida uu sheegay Axmed Cali Ubaxle.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warbixintan Oo Dhamsytiran

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews