berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Dhismaha Dekedii Ceel Garde Oo Dib Loo Bilaabay Iyo Xukumada Oo Ka Badhhedhay Dhismaha Dekedaas Gacana Ka Geysanaysa
February 25, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Dhismaha Dekedii Macmalka aheyd ee Ceel Garde ayaa sirasmiya loo bilaabay iyada oo Xukumada Somaliland ka badheedhay dhismaha Dekedaas beesha Madaxweyne Siilanyo katana qeyb qaadanayso dhaqaale lasoo marinayo shaqsiyaadka hormoodka ka ah dhismaha Dekedaas sharcidarada ah ee qaabka qabiiliga ah ay beesha Madxweyne Siilanyo oo garabsanaysa awooda dawladeed ee Xukumada ay deegaan aanay lahayn deked sharcidaro ah uga dhisanayaan.

Sidoo kale waxa iyana la filayaa inuu buro heshiiskii dhawaan lagu gaadhay magaalada Berbera ee ay heshiiska ku gaadheen beelaha Gobolka Saaxil iyo bariga Burco heshiiskaas oo salka kuhayay in dhismaha dekedaas sharcidarada ah la joojiyo nabadna lawada qaato, waxse talo xumada ugu weyni tahay in xukumadii la rabay inay soo baabiso dekedaas sharcidarada ah ay si badheedha uga gaabsatay joojinta Dhismaha dekedaas sharcidarada ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixin ay shaqsiyaad kasoo jeeda beesha Madxweyne Siilanyo ee ku hawlan dhismaha Dekedaasi sibadheedha isaga soo duubeen una soo galiyeen barta Yutubeka.

 

https://www.youtube.com/watch?v=SSaBDldiaeU

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews