berberatoday.com
Wariye Cabdiqaadir Maxamed Ciid Bay Oo Saaka Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa
February 25, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Alla haw naxariistee waxa saaka abaaro 4:30 subaxnimo magaalada hargeysa ku geeriyooday marxun Wariye Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Bay)oo ahaa foollaadka hore ee saxaafada Somaliland, sidoo kalena waxa uu ahaa qoraa wayn  .

bayga

Waxaana marxunkan oo in muddo ah xanuun u u jiifa gurigiisa uu saaka ku aroortii hore ku geeriyooday magaalada hargeysa.

Waxaana  marxuunka lagu  aasaya  xabalaha masalaha ee duleedka magaalada hargeysa .

 

Maamulka iyo shaqaalaha shabakada wararka ee Berberatoday.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo waliba bahwaynta saxaafada somaliland ee uu  ka baxay marxuun saxafi Cabdiqaadi Maxamed CIid(Bay), iyaga oo sidoo kalena alle uga baryaya naxariistiisa janno ka waraabiyo.

 

Inalilahi waa ina ilayhii rajucuun

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews