berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Sheekh Aadan-Siiro Oo Muranka Deeganka Waqooyiga Hargeysa Ku Macneeyay Qorshe Muddo Kordhineed Oo Xukumadu Dabada Ka Riixayso
February 27, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(BErberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Murannada ka taagan Deegaannada Waqooyiga Magaalada Hargeysa iyo Mushkiladda Siyaasadeed ee Muddada dheer ka jirta Deegaannada Buuhoodle, waxaanu Xukuumadda kula talinayey in la soo ururiyo Murannada Dalka ka taagan, maaddaama oo Dalku meel Xasaasiya marayo.

Sheekh Adam-Siira (1)

Sheekh Aadan-Siiro oo khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Ahmiyadda Wada tashigu u leeyahay Bulshada Muslimka ah iyo sida ay lagama maarmaan u tahay in Arrin walba wax laga waydiiyo Cidda ay khuseyso ee Ehelka u ah, ayaa sidoo kalena ka digay in lala tashado Cid aan aaminsanayn Qadiyadda Madax-bannaanida Somaliland.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews