berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Heshiis Ganacsi Oo Maanta Dawladaha Somaliland Iyo Itoobiya Berbera Ku Kala Saxeexdeen Iyo Qodibada Ugu Mihiimsanaa
February 29, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Waxaa Maanta Magaalada Berbera lagu soo gabagabeeyay shirweyne Ganacsi oo sadexdii maalmood ee udanbeeyay kasocday magaalada Berbera. shirweynahaas Ganacsi oo ay ka qeyb qaadanayeen wadamada Somaliland iyo Itoobiya ayaa waxa dalka Itoobiya ka socda oo maalmihii udanbeeyay kus Sugnaa wafti balaadhan oo kasocday dalka Itoobiya oo isugu jiray Ganacsato iyo safiiro Wasaaradaha Ganacsi Iyo arimaha Debeda uqaabilsan xidhiidhka Ganacsiga.

Shirweynahan oo maanta Berbera lagu soo gabagabeeyay ayaa waxa xukumada somaliland uga qey galay wasiirka Ganacsiga iyo maalgashiga Xuseen Axmed Cige(Xuseen Dayr)iyo Mareyaha Dekedaha Somaliland Eng, Cali Cumar Maxamed(Cali Xoorxor)iyo agaasimaha guud ee Wasaarada arimaha Debeda Somaliland

Heshiiskan ay gadheen labad dal ayaa qodobada ugu waaweyn ee ugu mihiimsan waxa kamid ahaa sidii wadanka itoobiya ay ugu faadeysan laheyn dekeda magaalada berbera ugalana soo dagi lahayd badeecadeheeda ganacsiga iyo kuwa dawladaba iyo In laga Wada Shaqeeyo Amaanka Labada Dal,

Ha;lkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Xidhitaanka Shirweynahaas Ganacsi

 

 

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews