berberatoday.com
Mujaahid Axmed Japaan Oo Hargeysa ku Geeriyooday Iyo Guddoomiyaha Kulmiye Oo Tacsi Udiray
February 29, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Allaha u Naxariistee Waxaa xallay magaalada Hargeysa ku geeriyooday Mujaahid Axmed Maxamed Xasan (Awoowo) oo ku magac dheeraa (Axmed Japaan).

Mujaahid Axmed Maxamed Xasan (Axmed-japan) waxa uu ka mid ahaa saraakiishii waawaynaa ee ciidammadii ururkii SNM, kaalinta xoogga ah ka soo qaatay qaybtii sahanka aagga Galbeed ee halgamayaashii SNM, isla markaana kadib xorrayntii Somaliland ka qaybqaatay dib-u-dejintii iyo nabadayntii dalka.Mujaahid

Mujaahidka waxaa maanta lagu Aasay xabaalaha Boqol jire ee koonfurta magaalada Hargeysa.

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Ayaa Tacsi u diray shacabka Somaliland, qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Mujaahid Axmed Japaan.

Mudane Muuse Biixi waxa uu ku tilmaamay marxuumka mujaahid wayn oo ka mid ahaa geesiyaashii uu ku suntanaa guusha halgankii dib-u-xoraynta Somaliland, waxaannu Alle uga baryayaa inuu jannadiisa Fardowsa ka waraabiyo, qoyska, qaraabada, asxaabta, iyo guud ahaan shacabkana uu samir iyo iimaan innaga siiyo Marxuumka. Aamiin…. Aamiin….Aamiin.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews