berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Musharax Jamaal Cali Xuseen Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Hadlay Xaalada Guud Ee Dalku Marayo Iyo Kaabeyn Ay Xisbiyada Waddani Iyo Kulmiye Dalka ka Bilaabeen
March 1, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)Mushsharaxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Mudane Jamaal Cali Xuseen oo maanta dalka kusoo laabtay kana soo laabtay socdaal shaqo oo uu ugu maqnaa dalka debediisa ayaa saaka subaxnimadii hore lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport, waxaana ka qeyb qaatay soo dhaweynta Musharaxa Taageerayaasha Xisbiga cadaalada iyo daryeelka, Cuqaal salaadiin iyo dhalinayro aad utira badan, Musharaxa ayaa markii uu kasoo dagay garoonka diyaaradaha Cigaal international Airport ayuu la hadlay waraabahinta isaga oo kawar bixiyay socdaalka uu ku maqnaa iyo xaalada guud ee dalku marayo isaga oo sigaara uga hadlay Kaabeyn uu bilaabay

Halkan Hooseb Ka Daawo Muuqalka warbixintan Oo Dhamsytiran

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews