berberatoday.com
Hargeisa: Xoghayaha Golaha Wasiirada Oo Soo Bandhigay Sanduuqaha Dhaqaalaha Abaaraha Lagu Soo Hagaajinayo
March 1, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Ugu horayn Illaahay baa mahadle inaga dhigay dad islaam ah isla markaana dhib walba oo soo gaadha u fahmaya imtixaan lagu  eegayo in aan Alle xagiisa u noqono

Cid walba oo aad ka baqayso waad ka carartaa waxaase mahadle Illaaha markaan ka baqano aan xagiisa  u cararno.

Waxaa xaqiiq ah in aanu  Alle Roob iyo Raxmad midna inoo waayin lakiin uu inagu eegayo in aan garano gafafkeena waliba dembi dhaaf iyo toobad la nimaadno

tabarucaadka

Waxaa hubaal ah in Deeqluhu inagu eegayo in aan isku damqano isla markaana hadaan damiir nool la nimaadno inoogu bedalayo biyo iyo baad aan ku baahi beelno

Fadlan si aan u buuxino shuruuda ku xidhan  Raxmada Sammada inooga imanaysa  oo ah in aan dhulka isaga naxariisano,  nala gurmo oo nala gaadhsii dadka baahida beerka ula jiifa adigana kugu xisaabtamaya waayo tusaalaha muslimiintu waa sida  jidh kaliya oo hadii xubin xanuunsado inta kalena xumadda way la wadaagtaa sida Nabigeenii Muxamed SCW uu inoo sheegay.

Haddaba, si taakuladeenu  weel kaliya ugu soo wada  dhacaan waxaan halkan idiinkula wadaagayaa ciwaanada rasmiga ah ee aad gargaar iyo garab ugu fidin karto dadkaas abaaraha la taagta iyo tamarta daran

Zaad  4720222

E-Dahab 52222

Dahabshiil 20500

Daarasalaam bank 60186075

Baanka dhexe ee Somaliland  574

Hadaan Isku Damqano, Deequluhuna wuxuu inoogu Bedeli Biyo iyo Baad

Sharmaake Axmed Muxumed Geelle

Xoghayaha Guud ee Golaha Wasiirada JSL  ahna Xoghayaha Guddida heer Qaran ee  Taakulaynta Abaaraha

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews