berberatoday.com
Musharraxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Qoyskii, Ciidamada Qaranka Iyo Shacabka Somaliland Ee Uu Ka Baxay Taliyihii Booliska Gobolka Saaxil
March 1, 2016 - Written by Berbera Today

Marxuum CaseyrHargeysa(Berberatoday.com)-Inaalilahi wa Ina ileyhi Rajicuun: Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Md. Jamaal Cali Xuseen waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diray Ciidamada kala duwan ee Qaranka Somaliland, qoyskii iyo shacabka Somaliland ee uu ka baxay alle ha u naxariistee Taliyihii qaybta booliska gobolka saaxil Marxuum C/risaaq Yuusuf Maxamuud Casayr oo gacan ka xaqdarani ku dishay deegaano hoos yimaada gobolka Saaxil.

Waxaan ilahay uga baryaya inuu janno fardowsa ka waraabiyo, oo qabriga u nuuro, iilkana neecaw qabow ku siiyo Inaalilahi wa Ina ileyhi Rajicuun. waxa uu ahaa tiir culus oo ka baxay qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana ahaa shaqsi nabadeed daacad ah Ilahay ha u naxariiste.Sidoo kale, waxa aan xukuumadda Somaliland usoo jeedinaya inay si dhaqso ah sharciga u horkeento gacan ku dhiiglihii ka danbeeyey dilka iyo cid kastaa oo ka gacan siisayba.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews