berberatoday.com
Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Berbera Soo Gaadhay +Badhsaab Kuxigeenka Gobolka Saaxil Iyo Taliyihii Degmada Booliska Sheekh Oo Xabsiga Loo Taxaabay
March 2, 2016 - Written by Berbera Today

seyliciBerbera(Berberatoday.com)-Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici Ayaa Soo gaadhay magaalo xeebeda berbera kadib markii la dilay taliyihii qaybta booliska ee gobolka saaxil Maxamuud Casay m-kuxigeenka Somaliland waxaa socdaalkiisa ku wehelinayey wasiirka arimaha Gudaha Somaliland Cali Warancade iyo sidoo kale ciidan tiro badan oo ka tirsan ciidanka kala duwan ee Somaliland Waxaana kasoo horeeyey waftiga madaxwayne kuxigeenka Somaliland masuuliyiin culus oo ay hogaaminayaan saraakiisa kala duwan ee ciidmada Somaliland Madaxwayne kuxigeenka iyo waftigiisa ayaa kusoo beegmaya iyadoo xabsiga loo taxaabay Badhsaab Kuxigeenka Gobolka Saaxil Xaamud Xuseen Cabdilaahi Iyo Taliyihii Saldhiga Degmada Sheekh Taliye Aamin Maxamed Cabdi arinkaasi oo sii kicin kara bulshada ku dhaqan gobolka saaxil marka la eego dadka jeelasha dalka lagu duubay ama lagu guray iyo isku jira Salaadiinta ,Cuqaasha ,Masuuliyiinta Iyo Saraakiisa Amniga Degmada Sheekh Ilaa hada saxaafad wax war ah maysiinin waftigaasi madaxwayne kuxigeenka somliland hoigaaminayo ee soo gaadhay magaalo xeebeda Berbera balse bulshada ayaa ilaa hada isla dhex qaadaysa xadhiga baaxada leh ee lagula kacay maamulka iyo odayaasha berbera Ilaa hadana lama hayo warar xaqiiqo ah oo ka imanaya jiida ay ciidanku ku baxeen ee deeganka biyoolay taasi oo ay sababtay khadka taleefanka oo xayiraad lagu soo rogay ilaa hadana dhaqdhaqaaqa berbera ayaa kooban marka aad eegto dhinaca isu socodka gaadiidka iyo dadkaba

 

 

 

Xigasho Ceelgardinews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews