berberatoday.com
War Deg-deg Ah”Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Xabsiga U Taxaabtay Masuul Ka Tirsan Oo Shalay La Socday Taliyihii Dableyda Aan La Aqoonsani Dishay
March 2, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Xukuumada madaxweyne Siilaanyo ayaa xabsiga u taxaabtay badhasaabku xigeenkii gobolka Saaxil Xaamud Xuseen Cabdillaahi Ma jiro war si rasmiya kasoo baxday Xukumada Madaxweyne Siilanyo xadhiga Masuulkan balse waxa la xaqiijiyay xadhigiisa.

Hase-yeeshee warar laga helay xarunta gobolka Saaxil ayaa sheegaya in xadhiga badhasaabku xigeenka gobolka ay ka danbeysay codsi ka yimi Odayaal kasoo jeeda Beesha uu ka geeriyooday alle ha u naxariistee Taliyihii shalay jid goynta ay u galeen dablayda aan la aqoonsan.

Sidoo kale, waxa wararku intaa ku dareen, in la isku afgartay in la aaso marxuumkii gaashaanle taliyihii gobolka saaxil Cabdirsaaq caseyr. Dilka taliyaha ayaan weli la aqoonsan cidda khaas ahaan ka danbeysay iyo in dablaydu cidda ay ahayd.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews