berberatoday.com
Xildhibaano Lagu Xidhxidhay Caynaba Oo Ka Hadlay Xadhigooda Oo Noqday Bartilmaameed Xisbigooda Ah.
March 2, 2016 - Written by Berbera Today

caynabaCaynaba(Berberatoday.com)-Xildhibaan Xasan Casayr Yuusuf oo ka mid ah Golaha deegaanka Caynaba kana soo jeeda xisbiga Waddani ayaa ka hadlay xadhig loogy gaystay gudaha magaaladaasi isaga iyo Xildhibaan kale oo ay isku xisbi yihiin Xasan Casayr waxaa uu sidaasi ku sheegay kadib waraysi uu Wargayska Xogogaal Siiyay waxaana uu sheegay in Xabsiga dhexe ee Caynaba loo taxaabay isaga iyo Xildhibaan Khadar Yuusuf oo isagu weli ku xiran Halkaasi balse isaga maanta uu xoriyadiisa dib u helay. Xildhibaan Casayr waxaa uu sheegay in laga qabtay isaga suuqa dhexdiisa iyadoo aanay Ciidanka xidhay wadan waaran qabasho ah sida sharcigu dhigayo maadaama uu isagu yahay Xildhibaan xasaanad leh. Arinta Xadhigooda ayaa uu sheegay inay ka bilaabantay ka dib markii ay ka qayb galeen shir looga hadlayay sidii shirkada Indhadeero Group saamigeeda looga siin lahaa Haamaha Shidaalka Berbera isla markaana wuxuu intaasi ku daray in Badhasaabka Gobolka iyo taliyaha Qaybta gobolkaasi saraar amreen Xadhigooda iyagoo ka amar qaadanaya siduu sheegay wasiirka dib u dejinta Cali Siciid raygal. Xildhibaan Xasan Casayr Yuusuf oo hada lasii daayay ayaa canbaareeyey falkan lagu xidhay ilaa hadana lagu haysto Xildhibaanka kale Taasi oo uu ku tilmaamay Bartilmaameed lagu hayo Xisbigooda Waddani

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews