berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Masuuliyiinta Heer Gobol, Heer Degmo Iyo Maamulka Sare Ee Dekeda Berbera Oo Shacabka Gobolka saaxil Ugu Baaqay Inay Gacan Kusiiyeen Ciidamada Qabashada dableydii Taliyaha Khaarajisay
March 3, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyayaasha Gobolka Saaxil Iyo Degmada Berbera Iyo Maamulka sare ee Dekeda Berbera oo maanta siwada jira warbaahinta ula hadlay ayaa shacab weynaha Gobolka saaxil ugu baaqay inay gacan kasiiyaan ciidamada ku raad jooga gacan kudhiiglayaashii khaarajiyay taliyihii Qeybta Booliska  Berbera Marxuum Cabdirisaaq Yuusuf Maxamud(Caseyr)waxaanay sidoo kale masuuliyiintani tacsi udireen Guud ahaan shacabka reer Somaliland gaar ahaan Booliska iyo ehelada iyo qoyskii uu ka geeriyooday Taliyihii Qeybta Booliska Berbera Marxuum cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud(Caseyr)

Halakn Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews