berberatoday.com
Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadley Xaalada Magaalada Berbera Kuna Baaqey In Arinta La Dejiyo
March 3, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Baashe Maxamed Faarax Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee golaha wakiilada Somaliland isla markaana ka mid ah shir gudoonka golahaasi ayaa waxaa uu ka Hadley  xalada magaalada Berbera.

shir gudoon

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Muddane Baashe waxaa uu ku baaqey in arintaasi la dajiyo isla markaana  dilka talyaha  aan la reeren waxaana uu yidhi  talyuhuna uu ka dhintey qaran balse aanu ka dhiman qabiil waxaana uu yidhi “  Marka hore waxaan aan tacsi u dirayaa qoyskii uu ka baxay taliye Caseyr geeriduna waa xaq oo  waa la dhimanayaa waxaase loo baahan yahay dulqaad waxii dhaceyna la xaliyo .

Dalkeenu 25 sanno ayuu marayaa  maantana in hab qabiil in  loo noqdo aad bay u xun tahay  nimankii dilkaasi geystayna waxaa xukuumada laga rabaa in ay soo qab qabtaan  taliyaha dhinteyna qoys kamuu dhiman ee qaranka ayuu ka dhintey  reerkooduna ha ku samraan in uu qaran ka dhintey  isaga oo shaqo qaran wada ayuu dhintey markaas qaranka ayuu ka dhintey oo masuul ka ah “ ayuu yidhi gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan


Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews