berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Si Rasmiya U Shaaciyey In Gacanta Lagu Soo Dhigay 8 Kamid Ah Dablaydii Lagu Eedeynaayay Dilka Taliyihii Qaybta Boliska Ee Barbera
March 3, 2016 - Written by Berbera Today

Berbara(Berberatoday.com)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancadde oo hadda shir’jaraa’id ku qabtay aqalka martida ee magaalada berbara ayaa si rasmiya u shaaciyey in ciidamada dalka Somaliland ee heeganka u ah amaanka dalku ay gacanta ku dhigeen dablaydii hubaysnayd ee lau eedeynaayay inay dhawaan taliyihii qaybta boliska berbara gaashaanle Cabdirisaaq Maxamud Yuusuf(Caseyr) ku dilay agagaarka tuulada Biyoolay.Cali Warancade
Wasiir Cali warancadde oo arrimahaasi ka hadlayaa ayaa waxa hadaladiisii kamid ahaa
“Waxaan La Socoteen Dhibaatadii Ka Dhacday Deegaanka Biyooley Ee Lagu Dilay Sarkaalkii Sare Ee Ciidamada Boliska Ka Tirsanaa Runtii Hawlgal Dheer Kadib Waxaanu Ku Guuleysanay Inaanu Qabano Gacan Ku Dhiiglayaashii Oo Aan Jeclahay Halkan Inaan Mahad Uuga Celiyo Ciidamada Qaranka Iyo Amaanka Ee Geesiyiinta Ah Ee Mar Walba Naftooda Iyo Dhiigooda Ula Diyara Inay Ku Difaacaan Dalkooda Hooyo Wixii Xumaan Wadana Ay Ka Qabtaan. Oborayshankaa Waxa Ka Qaybgalay Ciidamo Badan Oo Ay Kamid Yihiin Ciidamada Boliiska Ciidamada Milatariga Ee Dhulka Ciidamada Badda Iyo Ciidamada Sida Gaarka Ah U Tababaran Ee Boliska Inay Qabtaan Gacan Ku Dhiiglayaashii Dalkan Qalalaasaha Ka Ridi Gaadhay 11-Toban Nin Ayey Ahaayeen Waxaa La Qabtay 8 Nin Oo Midi Dhaawac Yahay Waxaana Imika Lagu Daba Jiraa Sadexdii Kale Oo Midi Qorigiisii Ka Cararay Labaga Qoryo Sitaana. Oo Aanu Filayno Inay Si Dhakhso Ah Gacanta Ugu Dhigi Doonaan.
Runtii Qarankani Waa Qaran Feejigan Oo Ku Feejigan Nabadiisa Inuu Ilaaliyo Oo Leh Bulsho Qiimo Badan Oo La Shaqaysa Dawladooda Iyo Amnigaba Oo Iyagana Aan U Mahadnaqayo Waxaan Leeyahay Runtii Waxaan Uuga Digayaa Ninkasta Oo Isku Daya Inuu Dalkan Waxyeeleeyo Inuu Qoomamayn Doono”

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews