berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Aas Qaran Oo Berbera Loogu Sameeyay Taliyihii Qeybta Booliska Ee Dhawaan Dablaydu Kudileen Tuulada Biyoolay
March 4, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

S9840009Berbera(Berberatoday.com)-Waxa maanta magaalada Berbera aas qaran loogu sameeyay Taliyihii Qeybta booliska Gobolka Saaxil Marxuum Cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud(Caseyr)oo mudo hada sadex maalmood laga joogo dablay hubaysani ku khaarajiyeen agagaarka tuulada Biyoolay. aaskan qaran ayaa waxa kasoo qeyb galay madaxweyne Jamahuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillahi ismaaciil Seylici xubno katirsan golaha wasiirada Xukumada madaxweyne,Madaxda xisbiyada qaranka xildhibaano ka kala irsan golayaasha qaranka iyo shacab aad utira badan oo isaga kala yimi Gobolada dalka.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqalka Aaskan Qaran

 

https://youtu.be/u7lBJQGm7gk

Marxuum Caseyr

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews