berberatoday.com
Daawo Muqaalka”Odayaasha Beesha Madaxweyne Silaanyo Oo Ku Baaqey Dagaal ay la Galayaan Habar-awal iyo Berbera+Kuna Taamey Dilka Cali Xoor-xoor Iyo Cabdishakuur Ciddin D
March 4, 2016 - Written by Berbera Today

Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Daawo Muqaalka odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Madaxweyne Silaanyo ayaa ku Baaqey Dagaal Sokeeye oo ay la Galayaan Beesha Ciise Muuse ee Habar-awal iyo Berbera iyagoo si badheedh ahna ugu taamey dilka lama Masuul oo aan Wax dambi ah galin,islamarkaasina ay Sharaftooda iyo Cirdigooda ay meel kaga dhaceen,iyagoo dhinaca kalena ka dhawaajiyey in Berbera ay ka dhigidonaan Gaalkacayo oo kale. islamarkaana hanjabaad aan hore loo arag hawada soo mariyay meelna kaga dhacay qaranamada somaliland kuna faanaya awooda dawladnimo ee ay maanta gacanta kuhayaan una hadlay si aanay ka muuqan nabadoonimo iyo odaynimo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warbixintan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews