Duuliye Diyaaradeed Oo Geeriyooday Iyada Oo Ay Hawada Ku Jirto Diyaaradii Uu Duuliyaha Ka Ahaa.
Riyad(Berberatoday.com)-Waxaa geeriyooday Duuliye lagu magacaabo Waliid Bin Maxamed Almoxamed xili uu kaxeynaayay diyaarad ku jirtay hawada sare.
Diyaarada uu waday Waliid Bin Maxamed, ayaa laga lahaa dalka Sacuudiga waxaana xiligaasi diyaarada la socday labaataneeyo rakaab ah.