berberatoday.com
War-Murtiyeed Ka Soo Baxay Kullan Laamaha Yurub Ee Xisbiga Kulmiye Ku Yeesheen Dalka Sweden
March 7, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

War-Murtiyeed Ka Soo Baxay Kullan Laamaha Yurub Ee Xisbiga Kulmiye Ku Yeesheen Dalka SwedenttUjeeddo:  War-Murtiyeed:  Kullan Balaadhan oo Magaalada Stockholm ku Dhex maray Qaar ka mid ah Madaxda Laamaha Xisbiga Kulmiye ee Woqooyiga iyo Galbeedka Yurub ayaa lagu Falanqeeyay Dardar Galinta Xisbiga ee Qaarada Yurub iyo Sidii Dhaqaale ahaan Qurbajoogta yurub uga Qayb qaadan lahaayeen Ololaha Doorashooyinka ee Xisbigu Waajihi Doono 2017-ka

Kullankaasi ayaa laga Soo Saaray  Qodobadan Soo Socda:
1.       In la Xoojiyo Lana Adkeeyo Isku Xidhka Laamaha Yurub ee Xisbiga Kulmiye
2.       In la Sameeyo Dhaqaale Abuur ku Waajahan Doorashada 2017 ka Dhici doonta Somaliland.
3.       In La Dhiso Hogaan Guud oo Mideeya Laamaha Yurub
4.       In la Dhiso Gudi Qaban Qaabo oo ka shaqaysa Doorashada Hogaanka Guud ee Laamaha Yurub ee Xisbiga Kulmiye.
5.       In Laamaha Xisbigu Si Baaxadleh uga Qayb qaataan Abaaraha Baahsan ee ka jira Wadankeena Somaliland.
6.       In la isugu Yimaado Shirwayne  2-aad ooLaamaha  Xisbiga eeYurub Ku kulmaan Dalka Finland 29/04/2016 Magaalada Helsinki.
Wixii Faahfaahina ee Ku Saabsan  Wajiga labaad ee Shirka Laamaha Yurub ee Xisbiga Kulmiye Waxaad kala Xidhiidhi kartaan Telefoonada Hoos ku Xusan.
00358466375012
00358504616818
 
Alla             Mahad            Leh
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Laanta Wadanka Sweden
Fu’aad Kaamil Ciise

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews