berberatoday.com
Dhacdooyinka Layaabka Leh”Nin La Dilay Kaddib Markii Ay Saaxiibkii Isku Maan Dhaafeen Midka Laacibsan Lionel Messi Iyo Cristiano Ronaldo
March 8, 2016 - Written by Berbera Today

India(Berberatoday.com)-Nin ayaa la dilay kaddib markii ay saaxiibkii isku maan dhaafeen , midka laacibsan Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo.

Booliiska dalka Hindiya ayaa sheegay in Michael Chukwuma, oo 21 Nijerian ah uu tooriyeeyay saaxiibkii Obina Durumchukwu.

151019142502_ronaldo_and_messi_512x288_getty_nocredit

Dhacdada labadan nin ee Nigerianka ah dhex martay waxay ka dhacday xaafad Mumbai ku taala oo sabtidii lagu qabtay xaflad.

Af hayeen u hadlay booliiska ayaa sheegay in labada nin ay kala taageersanaayeen Messi iyo Ronaldo.

Intii ay kawada hadlayeen labadaasi laacib ayuu muran ka dhex dhashay, ninka dhintay ayana dhalo wajiga kaga dhuftay midkii kale taas oo sababtay dhaawac sahlan.

Eedaysanaha hadda lahayo ayaana dhalo jaban qaatay oo galiyay ninka dhintay taas oo horseeday dhiig bax aad u badan oo uu markii dambe u geeriyooday.

Messi oo reer Argentina ah da’diisuna 28 tahay wuxuu shan jeer ku guulaystay laacibnimada adduunka isaga oo helay abaalmarinta Ballon d’Or.

Ronaldo oo ah kabtanka Portugal dad’diisuna tahay 31 jir wuxuu isna abaalmarintaas ku guulaystay saddex jeer

 

Source BBC

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews