berberatoday.com
Maxaad ka Ogtahay Mashaariicdda Wasiirka Madaxtooyadu Qalinka Ku Maroorrsadey Mudadii Uu Hayay Xilka Wasaaradda Duullista Iyo Hawada Somaliland
March 8, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waa warbixin dheer Oo Warbaahintu Dabagal ku samaysay iyada oo Dhawaan Si hufnaan ah loo soo Bandhigi Doono Warbixino ku saabsan arimahaasi aan kor kusoo xusney iyo Waliba xogo dheeraad ah. 

waxaana kamida qodobada aynu kusoo qaadan doono Kuwan Hoos Ku Qoran

 

Heshiisyada dadban ee ku dhisan Qof jeclaysiga,

Kirada Gaadiidka Madaarka gala iyo cida ay ku shuraakada yihiin,

Sababta ka danbaysay in uu Baankii Madaarka  ka Raro,

Tirada baabuurta yar yar ee raaxadda iyo shakhsiyaadka uu siiyey iyo cidii laga iibiyey,

Cashuurta laga qaado gaadiidka gala Parkingka(Meesha la dhigo baabuurta) Madaarka iyo sixirka lacagtaa shakhsi ahaan u dulsaaran Maxamuud Xaashi Cabdi.

Photo File Wasiir Maxamuud xaashi

Dhawaan Filo Warbixintan Oo Dhamsytiran iyo fadeexadaha Maamul ee Dulhoganaya Wasiirka Madaxtooyada Horena u ahaa wasiirka Duulista Hawada Maxamud Xaashi Cabdi

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews