berberatoday.com
Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Burco Iyo Khasaaraha Ka Dhashay(Daawo)
March 8, 2016 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Arday wax ka barata dugsi waxbarasho oo ku yaala magaalada burco  ee xarunta gobolka togdheer ayaa waxa maanta kula d dhacay gaadhi noocisu ahaa “Market” magaalada yurroobe oo ah duleedka magaalada burco.

Waxaana shilkaa baabuur ee ka dhacay duleedka magaalada burco dhaawac kasoo gaadhay Todoba arday oo kamida arday badanaa uga soo lugaysa magaalada yurroobe dugsi ku yalaa gudaha magaalada burco iyo darawalkii gadhigaa oo waday.

Ardaydaas Ayaan haysan Gaadiid U Gaar ah Oo Soo qaada ardaydaasi, Marka Laga reebo Hal Gaadhi Oo ay dawlada Hoose ee Burco Siisay, Oo hada Xumaday, Halka ardayda U Qaado Gaadiidkaasina ay sheegeen, In U U diiday Mayerka Burco, Waa Siday Hadalkooda U Dhigeene.

WARKAS OO FAH FAAHSAN KA DAAWO HALKAN

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews