berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Cabdiraxmaan Ciro Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Degmada Sheekh
March 9, 2016 - Written by Berbera Today

Sheekh/Gobolka Saaxil(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah ee Waddani Iyo Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Ciro iyo wafti balaaadhan oo uu hogaaminayo ayaa socdaal la xidhiidha dardar galinta hawlaha diwaan galinta kutagay Degmada Sheekha ee Gobolka Saaxil, waxaana degmadaas kusoo dhaweeyay waftiaas kasocda Xisbia waddani shacab weynaha  Degmadaas ku dhaqan iyo taageerayaasha Xisbiga Waddani,

Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro iyo Masuuliyiinta Xisbigiisa katirsan ee wehelinayay ayaa ugu baaqay shacabka degmadaas ku dhaqan inay si mugle uga qeyb qaataan kaadhka diwaan galinta codbixiyayaasha ee dhawaan ka bilaamin doonta Gobolka saaxil.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warbixintan oo Dhamaystiran

Halkan Hoosena Ka Daawo Muuqalka Socdaalkii Uu Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Hogaaminaayay Oo Kormeer Kutaay Deegaamada Berbera Ee Fog

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews