berberatoday.com
Xukuumadda Somaliland oo uu Hormuud u Yahay Maareeye Xoor-xoor oo Waan-waan Nabadeed Hargeysa U Jooga Iyo Waxgaraadka Labada Dhinac oo Qayb ka ah.
March 9, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

 

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maareeyaha Marsada Caalamiga ah ee Berbera, Eng Cali Cumar Maxamed(Cali Xoor-xoor) ayaa magaalooyinka Berbera iyo Hargeysa ka wadda waan-waan nabadeed oo lagu daminaayo xiisad waji-beeleed loo roogay oo ka taagnayd Gobolka Saaxil. Isagoo maalmihii u danbeeyey dhexda u xidhay sidii waji is-afgarad ah looga gaadhi lahaa arrintii sababtay shaqaaqooyin xamaasadeysan oo ka taagnaa halka.

Maareeyaha Dekedda Berbera Cali Xoor-xoor ayaa gudaha magaalada Berbera dhowaan isku keenay Waxgaraadka balada Beelood ee walaalaha ahaa, ee mudooyinkii u danbeyey isku khilaafsanaa arrimo la xidhiidha Deegaanka. Halka wajigii labaadna sida Wararku sheegayan hadda uu ka bilwday caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Qaar kamid ah waxgaraadka laba dhinac ee ku jira qorsha waan-waanta, hase-yeeshee naga Codsaday inaanu magacooda shaacino ayaa noo sheegay sidan.

“Arrimaha Nabadeynta iyo soo afjarista khilaafkii Saaxil, ayuu maareeyaha Dekedda Berberi hadda ku hawlan yahay. Waxanu isku keenay Odayaasha labada dhinac ee shaqaqaadu dhex martay, wajigii hore waxanu ku kulannay Magaalada Berbera, hase-yeeshee walaal imika waxanu joogna Hargeysa, oo laga sii amba qaadi doono dhameystirka hawsha Berbera”.

Waxanu Weydiinay nabadoonka in arrinta waan-waanta lagu xalinaayo xisada Gobolka Saaxil ay xukuumaddu ku jirto. “ha way ku jirtaa oo iyadda ayaa isku keentay, ilahay Khayr badan ha siiyee Dee Maareeyaha iyo wasiiro badan ayaa isku wada xidhay dadka oo ay weyn uga shaqeynaaya, khaasatana Maareyuhuu si daacadnimo ku jirto, oo Odaynimo ku jirto, oo ehelnimo ku jirto, ayuu arrinta soo xidhisteeda uga Odoyeynayaa”. Ayuu yidhi.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews