berberatoday.com
Macedonia oo Ka Dhawaajisay Inaysan Aqbali Doonin Qaxoonti Ka Soo Gudba Xuduudeeda
March 10, 2016 - Written by Berbera Today

Macedonia(Berberatoday.com)-Dawlada Macedonia ayaa sheegtay inaysan u ogolaan doonin inay qaxooti ka soo gudbaan xuduudda ay la leedahay Gariiga, iyadoo xayiraysa jidkii waddamada Balkan-ka ee ugu muhiimsanaa ee loo sii mari lahaa waqooyiga Yurub.

333

Boqolaal kun oo qof ayaa ayaa sii maray Macedonia sanadkii hore, laakiin waddanka ayaa soo rogay talaabooyin lagu adkaynayo talaabooyin adag bilihii ugu danbeeyay.

Go’aanka lagu xidhayo xuduudda ayaa ka danbeeyay kadib markii la adkeeyay xuduuddaha Slovenia, Serbia iyo Croatia.

Hungary ayaa sidoo kale sheegtay inay dirayso ciidamo dheeraad ah oo ay ku adkaynayso ammaanka darbi xuduudda dhinaca koonfurta ee ay dhistay sanadkii hore.

Ilaa afar iyo toban kun oo qof ayaa ku xayiran dhinaca Gariiga oo aan u gudbi karin Macedonia.

 

Source BBC

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews