berberatoday.com
Xaflada Daahfurka Diwaangalinta Codbixiyayaasha Oo Goordhawayd Ka Bilaabmatay Magaalada Berbera+Sawiro
March 10, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeysa(Berberatoday.com)March . 10, 2016-Xaflad lagu daah furayo diiwaangalinta codbixiyayaasha gobolka Saaxil ayaa mardhawayd ka furantay magaalada berbera ee xarunta gobolka saaxil.

Xafladan daahfurka ah ayaa ahayd mid lagu kala dirayay shaqaalaha ka hawl galaya goobaha diiwaangalinta ka furmayso.

Waxaana furintaanka xafladan ka qayb galay masuuliyiinta xisbiyada, Wadani, Kulmiye, Iyo Ucid,  Gudida komishanka doorashooyinka qaranka iyo waliba masuuliyiinta gobolka Saaxil.

Waxana siday wararku nagu soo gaadhayaan shaqaalihi ka hawl galayay diiwaangalinta loo kala diray goobihii ay ku kala qornaayeen.

Waxaana gudidu komishanku ay shaaciyeen inay maalinta sabtida si rasmi ah diiwangalintu uga furmayso gobolada Saaxil, Hawd, iyo Gabiley.

1 233

 

 

Berberatoday.com

Berbera/office

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews