berberatoday.com
Guusha Waddani ee Saaxil..
March 12, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.

Dadweynaha Somaliland ee ku dhaqan goboladda iyo degmooyinka dalka gabi ahaantooda shucuurtooda ku muujiyay in codkooda doorashadda 2017 WADDANI yahay kuna muujiyay kalsoonidda iyo hanka ay u hayaan musharaxa isbedel doonka ah Gud.CIRRO. Socdaalka samawade waa mid ku han weyn ah inuu soo xog ururiyo baahida bulshadda si uga balan qaado inuu wax ka qabto, xukuumadda KULMIYE waa mid ku saaqiday talada dalkan maantana ay heerkiidu yahay in dalka xaraashto ila buurihiisa !!.runti dhowr gool ayuu WADDANI saaxil ka dhaliyay ,waa xisbiga kaliya ee gabi ahaan gaadhay galbeedka iyo bariga gobolka oo si fiican lagu soo dhaweeyay ,halka u KULMIYE iyo MUUSE BIIXI mudaaharaad la kulmay iyo waji gabax,cidna u soo bixin shaqaalihi mooyaane !.waa xukuumaddi KULMIYE ee isku dirtay bulshadda SAAXIL ,iibisay warshadii laydhka ,sixir barar xoogan ku dishay bulshadeeda maa taas ayuu MUUSE ka sugay cod ,lagu diid aya lagaga dhawaaqay SAAXIL,waxaana odhan kara shakhsiyadda gud.CIRRO ay bulshaddu soo dhaweesay waayo siyaasi ixtiraama shucuurta muwaadiniinta.guul weyn aya uga soo hoyatay WADDANI gobolka SAAXIL aan odhan karo maanta ciyaarti SAAXIL dhamaatay oo guushu raacday CIRRO.halku MUUSE socdaaladiisi gabi ahaanba joojiyay markuu arkay diidmada reer SAAXIL wafdiga KULMIYE .CIRRO kasbay jawladii sadexaad imikana ay tahay natiijado haf garoon marayso oo la sugayo haafka kale ee GABILEY iyo HAWD oo halkaas ay ka bilaabmatay diiwaangalintu . maxa u hadhay MUUSE iyo KULMIYE ??!.guushu waxay la garab taagan tahay CIRRO iyo bahweynta WADDANI.

By Mukhtar Cilmi

mukhtarcilmi@hotmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews