berberatoday.com
DAAWO“HABEEN HORE AYAAN RIYOODAY OO WAXAA FARRIIN II SOO DHIIBAY MARXUUMKII CIGAAL, WAXAANU IGU YIDHI CALIYOOW BERBERA IYO SHEEKH U WAXAAD U SHEEGTAA…..”
March 12, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Xildhibaan Cali Aareeye oo ka yaabiyey reer Saaxil,  Kana Warramay Manaam Uu Sheegay In Uu Marxuum Cigaal Farriin Ugu Soo Dhiibay

“Habeen Hore Ayaan Riyooday Oo Waxaa Farriin Ii Soo Dhiibay Marxuumkii Cigaal, Waxaanu Igu Yidhi Caliyoow Berbera Iyo Sheekh U Waxaad U Sheegtaa…..”

Berbera (Berberatoday.com)- Xildhibaan Cali Sheekh Aareeye oo ka mid ah mudaneyaasha  golaha wakiillada ee kasoo jeeda Gobolka Selel ayaa reer Berbera uga sheekeeyey riyo uu sheegay in farriin uu Marxuum Cigaal ugu soo dhiibay

“Waxaan Idiin Sheegayaa Habeen Hore Ayaan Riyooday Oo Farriin Baa la Ii soo Dhiibay, Waxaana La igu Yidhi Farriintaas Sheeg, Farriintaasna Waxaa Ii Soo Dhiibay Marxuumkii Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal oo aanu saaxiibo ahayn runtii. Wuxuu yidhi Marxuumku, Caliyoow Berbera iyo Sheekh U Sheeg In Ay Horta Is Diiwaangeliyaan oo aan laga badan. Waxaa kale oo aad  ummada u sheegtaa buu marxuumku igu yidhi in dawladda hadba dalka ka jirtaa haddii ay dulmi samayso ay tahay Faqash”


Aareeye

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews