berberatoday.com
WASIIRKA MADAXTOOYADA OO WASIIRKII KHAARAJIGA KA REEBAY WAFDIGII MADAXWEYNAHA EE MAANTA U SAFRAY KHALIIJKA
March 14, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeysa,(Berberatoday.com)-Wasiirka khaarajiga ee Somaliland Sacad Shire ayaan raacin wafdigii madaxweyne Siilaanyo ee maanta u baqoolay dhinaca dalalka Khaliijka kadib markii lagaga reebay talo ay soo jeediyeen wasiirka madaxtooyada Maxamuud Xaashi iyo wiilka uu soddoga u yahay Siiraanyo ee Baashe Cawil .Inkastoo safarka uu madaxweynuhu ugu kicitimay dalka Kuwait uu afhayeenka madaxtooyadu ku tilmaamay booqasho ku timid martiqaad  rasmi ah hadana waxa layaab noqotay in wasiirka arimaha Dibadda laga reebo wafdigii madaxweynaha.

Mr Sacad Cali Shire ayaa sababta qudha ee looga tagey ay noqon karto beesha uu ka soo jeedo oo dagen deegaanka la kala iibsanyo ee madaxweynaha laga soo saxeexayo

Sacad cali shire  ayaa isagu ah shakhsi daacada oon waxaba qarin oo cadaan usocda kana leexleexan go’aanka uu gaadho….

 

berberatoday.com

office/Hargeysa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews