berberatoday.com
Korea-da Woqooyi Oo Sameyneysa Tijaabo Nuclear
March 15, 2016 - Written by Berbera Today

Pyoyang(Berberatoday.com)-Hoggaamiyaha Korea-da Woqooyi Kim Jong Un ayaa maanta sheegay in dalkiisa uu dhowaan tijaabin doono madaxyada hubka nuclear-ka iyo gantaalaha riddada dheer.

572F024B-B6BD-41F6-ADC6-FE01BC088AD6_w640_r1_s_cx0_cy6_cw0

Hanjaabaddan ugu dambeysay ayaa waxa ay la socotaa jawaabaha ay Pyongyang dhowaanahan ka bixineysay cunaqabateyno cusub oo adag oo QM ay kusoo rogtay, waxaana ay u muuqataa farriin loo dirayo kuwa weli shakiga ka qaba awoodda Nuclear ee Korea-da Woqooyi.

Wakaaladda wararka dowladda Korea-da Woqooyi ee KCNA ayaa ku warrantay in Kim uu amray tijaabooyinkan dheeriga ah ee nuclear-ka, xilli uu daawanayey diyaar garowga loo sameynayey tijaabada gantaalada riddada dheer.

Sida ay ku warantay KCNA, Kim ayaa sheegay in tijaabada looga dan lee yahay in lagu sii dheereeyo isku haleynta Korea-da Woqooyi ee awooddeeda Nuclear.

Dalalka Korea-da Koonfureed iyo Japan ayaa labaduba ku booriyey Korea-da Woqooyi inay ka fogaato inay xadgudubyo dheeri ah ku sameyso xanibaadaha QM ee saaran.

 

 

 

Source VOA

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews