berberatoday.com
Xisbiga Kulmiye Oo Tacsi Udiray Chief Caaqil Axmed Ibraahim Xaaji Nuur oo shalay ku geeriyooday Magaalada Burco
March 15, 2016 - Written by Berbera Today

XISBIGA MIDNIMADA & HORUMARINTA SOMALILAND (KULMIYE)

 

                                                                                                                        Date:15/03/2016

Ujeeddo: Tacsi

Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo ku hadlay afka Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaanba taageerayaasha xisbigu waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada, asxaabta iyo guud ahaanba shacabka reer Somaliland geerida ku timi Marxuum Chief Caaqil Axmed Ibraahim Xaaji Nuur oo ku geeriyooday, laguna aasay magaalada Burco taariikhda 14/03/2016.

Marxuum Chief Caaqil Axmed Ibraahim Xaaji Nuur waxa uu ka mid ahaa cuqaasha waawayn ee reer Somaliland, isla markaana ugu da’waynaa cuqaasha Gobolka Togdheer waqtigan, waxaannu door wayn ka soo qaatay horumarintii bulshada ee waayihii kala duwaa ee la soo maray, si gaar ahna waxa uu kaalin mug leh ku lahaa dib-u-dejintii iyo nabadayntii waddanka.

Mudane Muuse Biixi waxa uu Marxuumka Alle uga baryayaa inuu jannadiisa Fardowsa ka waraabiyo, qoyska, qaraabada, asxaabta iyo guud ahaan shacabkana uu samir iyo iimaan innaga siiyo Marxuumka.Aamiin….Aamiin….Aamiin.

Xafiiska Warbaahinta ee xisbiga KULMIYE

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews