berberatoday.com
30 Q0f Oo Ku Dhintay Duqayn Dhinaca Cirka Ah Oo Ka Dhacday Dalka Yaman
March 16, 2016 - Written by Berbera Today

Sanca(Berberatoday.com)-Saraakiisha Caafimaadka Ee Waqooyiga Dalka Yaman Waxa Ay Sheegayaan In Inkabadan 30 Qof Oo Rayid Ah Lagu Dilay Duqeyn Diyaaradeed.

Waxa Ay Sheegeen In Suuq Ku Yaalla Degmada Mustaba La Duqeeyay.

bb(7).jpg

Xilli Sii Horeysay, Hay’adda Dhaqaatiirta Aan Xuduudda Lahayn Ee, Medecins Sans Frontieres (MSF) Waxa Ay Sheegtay In Mid Ka Mid Ah Cisbitaalladeeda La Duqeeyay.

Tobannaan Qof Oo Shacab Ah Ayaa Weerarkaasi Ku Dhaawacantay.

Goobaha La Duqeeyay Waa Meelaha Ay Ku Xoogga Badan Yihiin Maleeshiyada Shiicada Ee Xuutiyiinta.

Mucaaradkaasi Waxay Dagaal Kula Jiraan Dowladda Yaman Iyo Isbeheysiga Uu Sacuudiga Hogaaminayo.

Waxayna Xulafada Sacuudiga Qaadeen Weeraro Isdaba Jog Ah Oo Ka Dhan Ah Xuutiyiinta.

Afhayeen U Hadlay Isbeheysiga Waxa Uu Sheegay Inay Baarayaan Warka Ah In La Duqeeyay Suuq, Ayna Xilli Hore Noqoneyso In Arrintaasi Laga Hadlo.

 

 

 

Source BBC

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews