berberatoday.com
Booliska Jarmalka oo wada baaritaan ku aadan qaraxii maanta ka dhacay bartamaha magaalada Berlin:
March 16, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Booliska Jarmalka oo wada baaritaan ku aadan qaraxii maanta ka dhacay bartamaha magaalada Berlin:


Hal qof ayaa ku dhintay, qarax ka dhashay gaari waxyaabaha qarxa lagu soo rakibay oo marayay bartamaha magaalada Berlin ee dalka Jarmalka.

Qofka dhintay ayaa ahaa wadihii gaariga qarxay, waxuuna ka dhacay qarxa wado furan oo bartmaha magaalada dhex marta ee xaafada Charlottenburg.

qarax-berlin-2

Lama oga ilaa weli in qaraxaan uu ku lug leeyahay falal argagixiso iyo in kale, laakiin waxaa socda baaritaanada ay wadaan ciidamada booliska.

Kuxigeenka taliyaha booliska Berlin Carsten Mueller ayaa sheegay in qubarada ku xeel dheer walxaha qarxa ay kala cadeyn doonaan in baabuurka gudahiisa uu qaraxa ka dhashay iyo in bannaanka uu ahaa.

qarax-berlin-3 qarax-berlin-4

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews