berberatoday.com
Caalim “Puntland in Shabaab soo gasho Baarlamaanka Somalia ayaa sabab u ah….” »
March 16, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Koox ka tirsan alshabaab oo wadata doonyo ay gudaha u galeyn deegaano ka tirsan maamulka Puntland ayaa arintaan waxaa si adag kaga hadlay Aqoon-yahan ka faalooda arimaha Soomaaliya kuna nool dalka Finland Maxamed Nuur Caalim.

Caalim ayaa sheegay in sababta ugu weyn ee alshabaabka gaaray deegaanadaasi ay tahay in dowlada Soomaaliya gaar ahaan Baarlamaanka dalka uu meel marin la’yahay sharciga la dagaalanka Argagixisada dalka taasina ay kentay alshabaabkii looga adkaaday koonfurta Soomaaliya hada in ay u wareegaan deegaanada puntland gaar ahaan buuraha Golis.

Aqoon-yahan Caalim oo la hadlayay Warbaahinta gudaha ayaa sidoo kale sheegay in kooxda al shabaab ay xiligaan ka faa’ideysanayaan dagaalada qabiilka iyo habacsanaanta ciidanka DF iyo kuwa amisom.

Caalim ayaa ka digay halista xiligaan ay wajahayaan reer puntland isagoo sheegay in madaxda dalka intii ay is qab qabsanayeen alshabaabna ay qas iyo halaag ka bilaabayaan deegaanadii nabada ahaa.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews