berberatoday.com
Daawo, Hoggaanka WADDANI Oo Weji Gabax Iyo Wadhi Uu Mudaharaad Weheliyo Socdaal Ay Deegaannada Kala Baydh Iyo Arabsiyo Taageero Kaga Raadinayeen
March 16, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

GABILEY: Halkan Ka DAAWO Bulshada Ku Dhaqan KALA BAYDH & Arabsiyo Oo Dhabarka U Jeediyey Guddoomiyaha Iyo Masuuliyiinta WADDANI

  Hoggaanka WADDANI Oo Weji Gabax Iyo Wadhi Uu Mudaharaad Weheliyo Socdaal Ay Deegaannada Kala Baydh Iyo Arabsiyo  Taageero Kaga Raadinayeen

Gabiley (Berberatoday.com)- Shacabka ku dhaqan Gobolka Gabiley, gaar ahaan magaalada Kala-baydh, ayaa mudaharaad kala hortagay madaxda xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo olole taageero raadis ah ugu tagay. Masuuliyiinta xisbiga WADDANI oo socdaal taageero raadis ah ugu baxay Gobolka Gabiley maanta, ayaa dhabar-jab kala kulmay dadweynaha deegaannadaasi oo mudaharaad isu-soo-baxyo ay ku diidan yihiin iyo u soo bixid la’aan ku qaabilay.

Haddaba Muuqaalkan VIDEO-ga ah ee Hoose Ka Daawo Sidii Mudaharaadkaasi u Dhacay Iyo Ceebtii WADDANI Lagu Sagootiyey


cirro

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews