berberatoday.com
Maxkamada Hargeysa Oo Cadaysay Inaanay Shaqo Ku Lahayn Xadhiga Haweenayda Berbera Laga Soo Xidhay
March 16, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Maxkamadda gobalka Hargeysa ayaa cadaysay inaanay maxkamadaha shacabka ah u xidhnayn marwo Saado Jaamac Aadan, oo toddobaadkan laga soo xidhay magaalada Berbera ee xarunta gobalka Saaxil.IMG_4EB266-C135DE-F7D2DA-DD6446-B2E354-F0959C

Guddoomiyaha maxkamadda gobalka Hargeysa garsoore Axmed Dalmar Ismaaciil, ayaa Geeska Afrika u xaqiijiyay in haweenaydaasi ay u xidhantahay maxkamadda milatariga balse aanay shaqo ku lahayn maxkamadaha shacabku. “Haweenaydaas Saado Jaamac Aadan, uma xidhna maxkamadaha shacabka, waxase ay u xidhantahay maxkamadad ciidamada. Markaas maxkamadaha shacabku arrinkeeda wax shaqo ah kuma laha ee sidaas haloola socdo.” ayuu yidhi guddoomiyaha maxkamadda gobalka Hargeysa.

Wuxuu intaas raaciyay in arrimaha loo haystaa ay tahay dhacdada kooxdii lagu soo qabtay buuraha deegaanka Berbera, “Cid kasta oo danaynaysa waxaan mar labaad u cadaynayaa inaanay arrinteedu u oolin maxkamadaha shacabka.” ayuu hadalkiisa ku soo gunaanaday.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews