berberatoday.com
War Deg Dega”Gaadhi Bas Ah Oo Siday Dad Iska Soo Diwaangelintaayey Gobolka Saaxil Oo Qalibmay
March 17, 2016 - Written by Berbera Today

Hargaysa(Berberatoday.com)-Waxa Goor Dhoweyd Meel U Dhow Degmada Dacar Budhuq Oo Ka Mid Ah Degmooyinka Ku Teedsan Wadada Isku Xidha Magalooyinka Hargaysa Iyo Berbera  Ku Dhacay  Gaadhi Bas Ah Oo Kamid Ah Gawaadhida Guraysay Dadkii Iska Diwaangelinaayey Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil.

Breaking_News

Gaadhigan Dhacay Ayaa Wararku Sheegayaan Inuu Siday Dad Gaadhaaya Ilaa 30 Qof,Kuwaas Oo Doonaayey Inay Iska Soo Diwaangeliyaan Magaalada Berbera Oo Ay Ka Socoto Diwaangalintu

Wararka Ka Imanayaa Shilkaasi Gaadhi Ayaa Sheegaya Inuu Jiro Dhawacyo Soo Gaadhay Dadka Baskaasi Sarnaa Oo La Geeyay Dhakhtarka Berbera Ila Hada Lama Hayo Wax Dhimasho Iyo Dhawac Culus Ah Oo Shilkaasi Gaadhi Sababay.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews