berberatoday.com
Sawirkan, waxaa la qaaday. mudo 122 sanno laga joogo. waa Islaan gaajo iyo haraad isugu darsameen oo dariiqa Hargeysa taagan
March 19, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa. 1894.

Sawirkan, waxaa la qaaday. mudo 122 sanno laga joogo. waa Islaan gaajo iyo haraad isugu darsameen oo dariiqa Hargeysa taagan. Iyadoo xiligaas ay abaaro ba’ani ka jireen, deegaan-kaas. iyo guud ahaan geyiga Somaliland-ba.

Haddaba, waxaa la yaableh, 122 sanno ka dib, weli dadku waxay ka cabanayaan, abaaro iyo macluul. Taas oo mar-khaati u ah, in ummadeenu ayna, 122-kaas sanno, ayna wax horumar ah oo la taaban karo ka samayn, abaaraha iyo macluusha ku soo noq-noqonaysa.

Maanta waddankeenii abaar baahsan ayaa ka jirta, waxaase suurta gala, in bishan ama ta xigtaba illaahay ka soo jabiyo. Ayaan daraduse waxa weeye, in roobabkaas iman doona, iyo kuwii imaan jirayba ayna cidi ka faa’iidaysanayn, ee isla markiiba ay badda ku shub-mayaan biyahaasi. Mar kale ayaynu haddana maqli doonaa bisha sideedaaad ama sagaalaad, iyadoo laga cabanaayo abaaro iyo biyo la’aan!

Bulshadu haddayna fikirin, dhibtii uun ayaa ku soo noqnoqata.
Ku quduro qaata sawirkan, waa xiligii awoowayaasheen shanaad noolaayeen, ilaa maanta isla dhib kaliya ayaa ina haysta, oo ah sidii aynu abaarahaas uga bixi lahayn, raxmaadka illaahay ina siiyana uga faa’iidaysan lahayn. Weliba maanta duni casri ah ayaynu ku noolnahay oo dhibtaas si fudud ayaynu uga bixi karnaa haddii illaahay inala qabto, innana dadaalkeeda la nimaadno.

Illaahay waxaan ka baryayaa, inuu ummadaas abaaruhu hayaan ka dulqaado, fahan siiyana xoogooda iyo caqligooda inay kaga bixi karaan dhibaatooyin baddan oo maanta ku xeeran oo ku soo noqnoqda sannad kastaba dhawr jeer.

Sawirkani wuxuu ku jiraa buuga A SOLDIER’S SHIKAR TRIPS; by Brigadier General H. G. Mainwaring.

 

Suleyman Yusufdhakhtar

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews