berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Maareeyaha Flydubai Oo Ka Hadlay Shilka Diyaaradoodi Ku Burburtay Ruushka Ee Dhamaan Rakaabkii Saarnaa Ku Wada Dhinteen
March 20, 2016 - Written by Berbera Today

Dubai(Berberatoday.com)-Maareeyaha guud ee shirkada Flydubai Gaith Al Gaith, ayaa ka hadlay shilka galaaftay diyaaradoodi maanta ku burburtay koonfurta dalka Ruushka, ayna ku dhinteen dhamaan 62-qof ee la socday, waxaanu ka hadlay sida ay uga naxeen shilkan ku dhacay diyaaradooda.

Maareeyaha ayaa ka gaabsaday inuu wax tafaasiil ah ka bixiyo sababta shilka diyaaradooda dhalisay, waxaanu sheegay inay degdeg tahay in laga hadlaa, laakiin tacsi ayuu u diray eheladii dadkoodu kaga dhinteen diyaarada, isagoo intaa ku daray in murugada ay la qaybsanayaan.

 

HALKAN HOOSEKA DAAWO HALKAN

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews