Daawo Muuqalka”Maamulka Degmada Gabiley Iyo Dadwaynaha Gabiley Oo Eedaymo Kulul Usoo Jeediyay Gudida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Baaqna U Diray
March 21, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka degmada gabiley iyo dadwaynaha kala duwan eek u dhaqan degmada gabiley ayaa edaymo usoo jeediyay gudida komishanka doorashooyinka qaranka, waxaana ay ku eedeyeen inay gudidu yareeyeen goobaha sanduuqa diiwangalinta la dhaigay, waxaana ay baaq u direen gudida.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warbixintan Oo Dhamsytiran