berberatoday.com
Ogaysiis jaaliyada somaliland ee dalka Finland
March 23, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Ogaysiis jaaliyada somaliland ee dalka Finland

Dhaman jaaliyada somaliland ee ku nool dalka finland , gaar ahaan magaalada helsinki iyo hareeraheeda

waxa gudida jaaliyada somaliland ogaysiineysaa in ay ka soo qeyb galaan kulan balaadhan oo lagaga

tashanayo sidii gacan looga geysan lahaa abaaraha gobolada somaliland qaarkood ku habsadey…

waxay gudidu si naxariis leh kaaga codsanayaa muwadin inaad ka qeyb qaadato sadaqadan , dadka

qaarkii biyaha dhuunta la mariyo loogu iibinayo….

Gudida jaaliyadu waxay ku adkeynayasaa iney dadka iskugu imanayaan maalinta sabtida ee 02.04.2016

saacada 2.30 galabnimo goobtuna waa hoolka shirarka ee jaaliyada somaliland

Adress:- Nokiantie 2-4 helsinki

Finland

Wixii faahfaahina kala soo xidhiidh gudida jaaliyada somaliland ee finland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews