berberatoday.com
Nadaxwayne Ku-xigeenka South Suudaan Oo Socdaal Hawleed Ku Yimid Jabuuti
March 24, 2016 - Written by Berbera Today

Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxwayne ku-xigeenka South Sudan Rier Machar ayaa maanta socdaal hawleed ku tagay jamhuuriyada Jabuuti, waxaana qasriga madaxtooyada jabuuti ku qaabilay madaxwaynaha Jabuuti Ismaacliil Cumar Geele.

suudan madaxweyn ku xigeen

Waxaana kulanka labada masuul ku dhexmaray qasriga madaxtooyada jabuuti lagaga wada hadlay sidii loosii xoojin lahaa isla markaana loodhaqan galin la haa heshiiskii ay IGAD gadhwadeenka uga ahay ee udhexeeyay xukuumada South Sudan iyo jabhada mucaaradka ah, sida war-saxaafadeed kulankaasi ka soo baxay lagu sheegay.

Madaxwayne ku xigeenka South sudaan oo markii kulanku dhamaaday lahadlay warbaahinta ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay dadaalka ay xukuumada Jabuuti ugu jirto sidii dalkiisa nabad waarta looga gaadhi lahaa.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews