berberatoday.com
Isbaheysiga Kulmiye Oo Deedafeeyay Go’aan Hoggaanka Xisbigu ku Caydhiyey Shan Xubnood
March 25, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Hoggaanka Xubnaha Isbaheysiga KULMIYE ee Cadhada kaga maqan Xisbiga, ayaa War-murtiyeed ay Maanta Hargeysa ka soo saareen ku deedafeeyay Shan Xubnood oo Garabkooda ka mid ah oo Hoggaanka Xisbigaasi Shalay ka qaaday Xubinnimadii Xisbiga.

War-murtiyeedkan oo ay ku saxeexan yihiin Guddoomiye-yayaasha 2-aad iyo Saddexaad ee Xisbiga KULMIYE Xildhibaan Waabeeye iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle, ayaa u qornaa sidan:-

Ujeeddo: Deedafeyn Qoraalka ka soo baxay Garabka Guddoomiyaha Muuse Biixi.

Tixraac Qoraalka sumadiisu tahay XK/XGX/0042185/2016 kuna taariikhaysan 23/03/2016 kana soo baxay Xafiiska Garabka Kulmiye  ee Guddoomiye Muuse Biixi ee lagu faafiyay Warbaahinta ujeeddadiisu ahayd lumin Xil iyo Xubinimo Xisbi. Haddaba shir ay isugu yimaaddeen Hoggaanka, guddida fulinta iyo xubnaha Golaha dhexe ee Garabka Isbahaysiga Dumuquraadiga ee Xisbiga Kulmiye waxay soo saareen War-murtiyeedkan:-

Warka 1-aad (1)

  1. In aany jirin xubin ka tirsan Garabka Isbahaysiga Dimuqraadiga Kulmiye oo lumisay xilalkeedii iyo xubinimadeed xisbiga kulmiye.
  2. In aanu jirin shir loo dhan yahay oo hoggaanka iyo Guddida fulinta xisbigu Iskula-qaateen luminta xillalka iyo Xubinimada Xisbiga Kulmiye.
  3. In Guddida Isbahaysiga ee loo magacaabay la xaajoodka siyaasadeed ee Xisbiyada ay sidoodii yihiin sharci u diidayaana aanu jirin.

Gebogebadii:-
Qoraalka ka soo baxay xafiiska garabka Guddoomiyaha wuxuu muujinaysaa fashilka Hoggaamineed  ee Muuse Biixi oo xaaladiisu wakhtigan marayso “Neef la gawracay geedo kama waabto” iyadoo xisbigii kulmiye labo garab u kala fadhiyo haddana u tafaxaytay Xasarrado aan kala joogsi lahayn ee ay ugu danbaysay faraglinta Saldannadda guunka ah iyo bir-mageydada Madax-dhaqameedka.”

Guddoomiye Xigeenka Labaad ee Xisbiga Kulmiye

Xil. Maxamed X. Yuusuf  Waabeeye

…………………………………………………………

Guddoomiye Xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Kulmiye

Xil. C/raxman Maxamed Talyanle

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews