berberatoday.com
Naigeria”Arday Dugsiga Sare Dhigta Oo Samaystay Gaadhi Uu Waxbarshada Ku Tego (Sawirro)
March 25, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Arday u dhashay dalka Nigeeriya oo dugsiga sare hadda ku jira, da’diisuna 21 jir tahay, ayaa samaystay gaadhi aad u qurux badan oo uu ku tego waxbarashada.

1

Muzzamil Umar oo u dhashay Gobolka Kebbi, ayaa noqday gaadhi sameeyo cajiib ah, kadib markii gaadhi uu iskii u leeyahay oo noqday mid cajiib ah uu ka sameeyey biro uu isu keen keenay, halka uu ijiinkana ku rakibana isagu laf ahaantiisu ka sameeyey biro isu keen keen ah oo uu ka helay degaanka Birnin Kebbi ee uu ku nool yahay.

Wiilkan 21 jirka ah waxa uu sheegay in gaadhigan uu samaystay uu ku tegi doono dugsigiisa, waxbarashadana ku dhigan doono.

234

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews